Dalka ugu halista badan caalamka ee lagu dilo shaqaale gargaar oo la shaaciyey (Daawo Sawirro)

Warbixin ay soo saartay la taliyaha arrimaha bani’aadaminimada ee QM ayaa waxay sheegeysaa 158 weerar oo lagu beegsaday shaqaalaha gargaarka iney sanadkii tagay ka dhaceen dalka koonfurta Sudan. Ku dhawaad 4 million oo qof reer South Suudaan ah ayey macluul la soo daristay iyada oo uu dalkaasi mudda shan sana ah uu ka socdo dagaal … Continue reading Dalka ugu halista badan caalamka ee lagu dilo shaqaale gargaar oo la shaaciyey (Daawo Sawirro)